Magaca iyo Sawirada ninkii ka dambeeyay Weerarkii London oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Booliiska magaalada London ayaa aqoonsaday nin shalay weerar loo adeegsaday toorey ku qaaday dad marayay buundada magaaada London, waxaana weerarkan booliiska ku tilmaameen in uu ahaa mid argagaxiso. Weerarka ayaa la sheegay in uu fuliyay ninka lagu magacaabo Usman Khan oo 28-sano jir ahaa, ninkan ayaana horey loogu xiray dambiyo dambiyo la xariira falal argagaxiso sida … Continue reading Magaca iyo Sawirada ninkii ka dambeeyay Weerarkii London oo lasoo bandhigay (Sawirro)